Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa maanta ka dhacay doorasho adag socoto magaalada Jowhar.
Browsing: Jowhar
Doorashadii Aqalka hoose ee baarlamaanka, kana socotay xarunta magaalada Jowhar ee maamulka Hirshabeelle ayaa maanta hakad la geliyay.
Maamulka Hirshabeelle ayaa ka dalbaday musharax xildhibaan oo wasiir ka ah maamulka Koonfur Galbeed inuu degdeg uga baxo magaalada Jowhar.
Guddiga Doorashada Dadban ee Soomaaliya ayaa dacwad ku soo oogay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble.
Siyaasiga Cabdullaahi Sheekh Xasan, xil heer wasiirna ka haaya maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaran…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inay dib u dhac ku timid doorashadii kursiga beesha Galmaax ee Aqalka hoose.
Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Jowhar lagu qabto doorashada kursigii ugu horeeyay ee Beesha Abgaal oo haween ay ku…
Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle waxaa maanta lagu doortay laba xildhibaan oo ka mid noqday Aqalka hoose ee Baarlamaanka…
La-yaabka doorashooyinka 2016 waxaa ka mid noqday dhacdooyinka loo diiwaan geliyay tartan laba musharax oo wada dhashay u galeen kursi…
Doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa mar kale maanta ka dhaceysa magaalada Jowhar.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku guuleystay inuu xaaskiisa ka dhigo xildhibaan ka tirsan aqalka hoose ee Baarlamaanka…
Waxaa mar kale maanta magaalada Jowhar ka dhacday doorashada xildhibaanada aqalka hoose, iyadoo la doortay saddex kursi.
Guddiga Doorashada heer Federaal ayaa waxba kama jiraan ka dhigay doorashadii maanta magaalada Jowhar lagu doortay laba xildhibaan oo ka…
Siyaasiga Salaad Cali Jeele oo maanta looga guuleystay tartanka xildhibaanimada aqalka hoose ee Baarlamaanka ayaa sheegay inuu dhex galay loolan…
Wasiir ku xigeenka caafimaadka dowladda Federaalka Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) ayaa ku guuleystay in dib loogu doorto kursigii aqalka hoose…
Musharixiinta u tartamaya kursiga beesha Xawaadle/Agoon ayaa dacwad ku soo oogay mid ka mida musharixiinta u tartamaya xilka C/llaahi Goodax…
Waxaa magaalada Jowhar maanta lagu doortay xildhibaano cusub oo ka mid noqday Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wasiiru dowlaha wasaaradda Maaliyadda dowladda Federaalka C/llaahi Maxamed Nuur ayaa goor dhoweyd ku guuleystay xildhibaan ka mida aqalka hoose ee…
Kursi ka mida kuwa ugu adag ayaa goor dhow doorashadiisa ka bilaabatay magaalada Jowhar, iyadoo ay ku loolamayaan musharixiin caan…
Waxaa magaalada Jowhar maanta dib looga anba qaaday Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.
