Waxaa sii socda la-ayaabka laga soo diiwaan gelinayo doorashooyinka 2016, gaar ahaan Aqalka hoose.
Browsing: Jowhar
Wejiga koowaad ee doorashada xildhibaanda Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday magaalada Jowhar.
Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle ka bilaabatay wejiga koowaad ee doorashada aqalka hoose.
Magaalada Jowhar waxaa maanta lagu wadaa in ay ka bilaabato doorashada aqalka hoose ee xildhibaanada maamulka Hirshabeelle kasoo galaya Baarlamaanka…
Guddiga doorashooyinka dadban ee heer dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay qaabka ay u dhaceyso doorashada aqalka hoose ee maamulkaasi.
Doorashada senatoorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka ka bilaabatay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele.
Waxaa goor dhow la soo saaray liiska musharixiinta Aqalka Sare ee Maamulka Hirshabeelle oo ka kooban 21 musharax oo ka kala…
Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay goor dhoweyd musharixiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ku tartami doona 8-da kursi ee maamulkaasi.…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya inuu gabagabo marayo liiska xubnaha Aqalka sare oo la…
Qabanqaabadii ugu danbeysay ayaa ka socota magaalada Jowhar, iyadoo la filayo in la doorto senatoorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya…
Iyadoo ay magaalada Jowhar ku sii qulqulayaan musharixiin iyo ergooyin ayaa waxaa maanta halkaasi tegay musharixiinta ugu caansan ee maamulka…
Mas’uuliyiin, madax sare iyo wakiilo caalami ah ayaa ku sii qulqulaya magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe oo lagu…
Qabanqaabadii ugu danbeysay ayaa ka socota magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe oo maanta lagu caleema saarayo madaxweynaha Hirshabeelle.
Musharixii laga guuleysay ee xilka madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle ayaa si la yaab leh u sharxay sidii kursiga looga guuleystay.
Musharaxa u tartamayay xilka madaxweye ku xigeenka maamulka Hirshabeelle ayaa khudbad cajiib ah oo uu ku kashifay wixii ka dhacay…
Doorashada Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay.
Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynaha maamulka cusub ee Hirshabeelle oo hadda uun soo dhammaatay.
Musharixii xilka madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Maxamed Caraale ayaa ka baxay oo ka haray tartanka doorashada oo hadda ka bilaabatay…
