Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamullka Hirshabelle ayaa sheeaya in dagaal xoog leh ka dhacay gudaha magaalada Jowhar.
Browsing: Jowhar
Ciidamadii ay dowladda Federaalka geysay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa amar diido iyo G adood ku dhaqaaqay maanta.
Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan,…
Qarax ayaa caawa ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, iyadoo faahfaahin dheeraad ah laga helayo.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in caawa weerar Bam lagu qaaday xarun ay ciidamada…
Baarlamaanka labaad ee maamulkla Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd doortay Madaxweynihii saddexaad ee maamulkaasi.
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa la magacaabay, iyadoo lagu wado in doorashada ka socota magaalada Jowhar lasoo gabagabeeyo.
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle ee xilka iska casilay Maxamed Cabdi Waare ayaa kashifay sababta Doorasho kasta loogu dagaalamo Hirshabeelle, isagooo…
Waxaa lagu wadaa in Berri ay magaalada Jowhar ka dhacdo Doorashada Guddoonka Barlamaanka Labaad ee Hirshabeelle, iyadoo la saadaalinayo inay…
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo shalay gaaray magaalada Jowhar ee maamulka Hirshabelle ayaa wada qorshe soo dib dhacay, kaasoo…
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa si buuxda loogu taageeray Doorashada ka socota Maamulka Hirshabelle.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ahna hoggaamiyaha Madasha Xisbiyada mucaaradka ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta…
Kulankii ugu horeeyay ee Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo maanta la dhaariyey ayaa si degdeg loogu magaaabay Guddiga Doorashada guddoonka…
Baarlamaanka labaad ee Maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd lagu dhaariyey magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi.
Guddiga Farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle ayaa xalay so saaray liiska magacyada xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya xaaladda Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa odayaasha dhaqanka maamulka Hirshabeelle diyaarad uga magaalada Muqdisho, iyagoo gaaray magaalada Jowhar oo ay ka qeygeli doonaan…
Madaxweyne ku xigeenka waqtigiisu dhammaaaday ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa maanta dib ugu laabtay xaruna Hirshabelle ee…
Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 19 -kii Disembar 201 caasimadda maamul goboleedka KMG ah ee…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ee waqitigiisu dhammaaday Cismaan Barre Maxamed ayaa taageeray Guddiga Farsamada Doorashada Hirshabeelle, isagoo ku adkeeyay inay ku…
