Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ay howlgallo ka wadaan degaano hoos…
Browsing: Jowhar
Wararka laga haleyo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya lagu qarxiyey duleedka magaalada Jowhar, iyagoo…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay weerar Qarax ah ku qaaday…
Waxaa magaalada Jowhar ka socda qabanqaabada aaska Xildhibaannadii shalay lagu dilay weerarkii ay Alshabaab ku qaaday kolonyo u socotay magaalada Muqdisho…
Kooxda Alshabaab ayaa war ka soo saaray weerarkii ay galabta ku qaaday kolonyo ay la socdeen xildhibaanno ka tirsan maamulka…
Mas’uuliyiin iyo xildhibaanno ayaa lagu dilay Galabta weerar ay kooxda Alshabaab ku qaadeen kolonyo kusoo jeeday magaalada Muqdisho, kuna sii…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegay in ciidamo ka wada tirsan milateriga ay ku dagaalameen magaaladaasi.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wiil 16 sano jir ah u magacaabay Guddoomiye kuxigeenka degaanka Gamboole…
Wararka ka imaanaya gobalka Shabeelaha dhexe ayaa soo sheegaya in ciidamada Kumaandooska milateriga Soomaaliya ay saaka la wareegeen degaan ka…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in dagaal duleedka magaalada ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda…
Ciidamada AMISOM ee magaalada Jowhar ayaa lagu wareejiyey hub ay soo badbaadiyeen ciidamada dowladda Federaalka kadib weerarkii gaadmada ahaa ee…
Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa isku raacay in ay shaqada ka joojiyaan Taliyeyaal ciidan oo uu dhowaan uu magacaabay Madaxweynaha maamulkaasi…
Agaasimihii hore ee hay’adda nabad-sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanabloolshe) ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay inay lacag dhan 1 Milyan…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), kana tirsanaa wasiiradii maamulkii hore ee Hirshabeelle ayaa shaaciyey in musharixiintii…
Waxaa goor dhoweyd soo dhammaatay doorashada Wareegii labaad kursigii Baarlamaanka ee Jufada Cali Madaxweyne ee Beesha Xawaade oo ka socotay…
Waxaa socota doorashada wareega labaad ee Kursiga Xildhibaannimo ee Golaha Baarlamaanka magaalada Jowhar, iyadoo ay isugu soo haraan laba musharax.
Waxaa hadda soo dhammaaday doorashada Wareegii koowaad kursigii Baarlamaanka ee Jufada Cali Madaxweyne ee Beesha Xawaade oo ka socotay magaalada…
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1713406968720088/ Waxaa magaalada Jowhar ka bilaabatay doorashada Kursi Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka oo ay ku tartamayaan lix musharax oo…
Waxaa magaalada Jowhar ka bilaabatay doorashada Kursi Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka oo ay ku tartamayaan lix musharax oo kasoo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino oo lagu beegsaday ciidamo kolonyo ah oo ka tirsanaa AMISOM.
