Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay askari la sheegay inuu kamid ahaa ciidamadii ilaalada u ahaa wasiirka arrimaha bulshada maamulkaasi Macalin…
Browsing: Jubba
Qarax lala damacsanaa in lagu khaarijiyo sii-hayaha wasiirka arrimaha Bulshada Maamulka Jubba Macalin Maxamed Ibraahim Maxamed ayaa la fashiyay, iyadoo…
Ciidamada Itoobiya iyo kuwa maamulka Jubba ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo xalay kadib markii ay weerar ku qaadeen degaanada…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegyaa in ciidamada Itoobiya ee dhowaan tegay Jubbadda Hoose iyo maleeshiyada maamulka Jubba ay…
HORDHAC / GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Fadlan lasoco…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa aqoonsaday Baarlamaanka Jubba oo hore Baarlamaanka Soomaaliya sharci darro uga dhigay, kadib…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa markii ugu horeeyay socdaal ku tegi doono magaalada Cadaado ee xarunta…
Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe ayaa maanta xariga ka jaray guriga qruux badan oo nooca martida iyo shirarka loogu talogalay oo…
Waxaa maanta magaalada Kismaayo gaaray qeybtii labaad ee ciidamo Itoobiyaan ah oo qeyb ka ah ciidamada dhowaan la geynayo magaalada…
Madaxweynaha Maamulka Jubba oo booqasho ku jooga magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya ayaa kulan la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo hadda ku sugan dalka Itoobiya ayaa codsi saddexaad hor geeyay Barlamaanka…
Taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM Gen. Jonathan Rono oo ay la socdaal saraakiil Itoobiyaan ah oo shalay tegay magaalada Kismaayo ayaa…
Koox sheegatay inay ku biireen, kana go’een ururka Al-Shabab isla markaana balan la galeen ururka khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa…
Siyaasiinta iyo odayaasha dhaqanka Beesha SADE ee taabacan maamulka Axmed Madoobe ee Jubba ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Kismaayo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in degmada Dhoobley ee Gobbolka Jubbada Hoose ay Ciidamada maamulka Jubba ku soo furteen, soona badbaadiyeen…
Waxaa muddooyinkan danbe soo if baxay xildhibaano olole siyaasadeed ka wada Gobolka Bakool oo cadaadis ku haya maamulka Koonfur Galbeed…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Gaadiid milateri u dirtay magaalada Kismaayo. Gaadiidkan oo isugu jira kuwa loo yaqaan Land Cruizer (Cabdi…
Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa saaka dib ugu soo laabtay kadib markii socdaal qaatay in ka…
Wararka laga helayo Degmada Garbahaarey ee Gobalka Gedo ayaa sheegaya in xiisad dhinaca maamulka ah oo halkaasi ka jirtay maalmihii…
Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha Gudaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sharci darro ku tilmaamay doorashada la filayo…