Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday aagga dagaalka ee ciidamada maamulkiisa uga horjeedaan kooxda Alshabab.
Browsing: Jubbaland
Midowga Yurub aya mashaariic dhinac tabarrada Farsamada gacanta iyo hirgalinta Tacliinta Sare ka hirgelinaya maamulka Jubbalanad iyo maamulada kale.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba ayaa sheegaya in diyaarado sida shixnado hub ah ay maalmihii ugu…
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay ciidamo cusub oo ah kuwa loo yaqaan XISBADA, kuwaasoo dib u habeyn lagu sameeyay dibna…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay inay ka baxeen Qorshihii Horumarinta Qaranka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Qeybtii labaad ee doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaan Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday magaalada Kismaayo.
Dagaal gacan ka hadal ah oo magaalada Kismaayo ku dhex maray laba nin oo ka mida ergada dooraneysa xildhibaanada Aqalka…
Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigtay maxaabiis ay ku qabtay dagaalkii magaalada Gaalkacyo.
Waxaa goor dhow magaalada Kismaayo ka bilaabaneysa doorashada xubnaha Aqalka sare u meteli lahaa maamulka Jubbaland.
Iyadoo ay maanta ku eg tahay waqtiga loo qabtay in maamulada dalka ku soo gudbiyaan liiska musharixiinta Aqalka Sare ee…
Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa sheegay in qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho ay ku lug lahaayeen rag Kenyaati ah…
Madaxweynaha Jubba Axmed Maxamed Islaam ayaa wasiiru dowle i magacaabay Gudoomiyihii hore ee gobolka Gedo Mudane Max’ed Cabdi Kaliil oo…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta ka dhoofay magaalada Kismaayo isagoo gaaray, magaalada Adis ababa ee…
Waxaa maanta magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyay shirkii dib u heshiisiinta ahaa ee u socday Beesha Sade iyo maamulka Axmed…
Weerar qarax bambo ah ayaa ka dhacay xarunta degmada Baardheere, iyadoo lala beegsaday Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo. Weerarkan oo…
Beesha Harti ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay inay kalsoonida kala noqotay wasiirka arrimaha gudaha Jubba oo hadda sii…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta ka dhoofay magaalada Kismaayo isagoo ku sii jeeda magaalada Addis…
Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolka Gedo…
Siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka Beesha Mareexaan ee Gobolka Gedo ayaa isku raacay inay ka qeyb galaan shirka dib u…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa shalay galab ka dhoofay magaalada magaalada Kismaayo ee xarunta maamulkiisa, isagoo u socdaalay magaalada Nairobi ee…
