Ciidamada Nabadsugida iyo ciidamada gaarka ah ee Booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigaan maleeshiyooyin falal amni darro iyo baad ah…
Browsing: Kaaraan
Dadweynaha degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay bannaanbax ay uga horjeedaan falal ammaan darro iyo waxqbad…
Nin ku caan baxay inuu dadka ka dhaco Mobile-da isagoo adeegsanaya Qori macmal ah ayaa ugu danbeyn gacanta lagud dhigay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay xalay saqdii dhexe kadib guri ku yaalla degmada Kaaraan.
Ciidamo ka tirsan milateriga dowladda Soomaaliya oo qaab beeleed u abaabulan ayaa dagaal kale xalay ku dhex maray xaafadda jamhuuriya,…
Dagaal u dhaxeeya ciidamo ka tirsan milateriga dowladda Soomaaliya oo qaab beeleed u abaabulan ayaa mar kale ka qarxay xaafad…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa faragelin ku sameeyay xiisad ka dhalatay nin oday ah oo saaka…
Qarax ayaa caawa qabsaday guri ku yaalla degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan kasoo baxeen qaraxa iyo…
Warark laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad xoog leh uu dhex maray ciidamada xasilinta Muqdisho ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqidsho ayaa sheegaya inuu caawa dab qabsaday guryo degaan oo ku yaalla degmada Kaaraan. Dabkan oo…
Laba qof oo shaqaale ah ayaa ku dhintay Kaawo ku duntay oo ku taalla degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.
