Weerar aan hore loo arag ayaa caawa lagu qaaday Qoys degan xaafadda Kaawo-Godey ee degmada Wadajir, iyadoo dad shacab ah…
Browsing: Kaawo Godey
Wararkii ugu danbeeyay qaraxii duhurnimadii maanta ka dhacay Suuqa Kaawo-Godey ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dhaliyey qasaare…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Duhurnimadii maanta ka dhacay xaafadda Kaawo-Godey ee degmada Wadajir, Gobolka Banadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh ka dhacay xaafadda Kaawo-godey ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho.
