Guddoonka Baarlamaanka ayaa Berri xildhibaannada Golaha Shacabka ugu yeeray inay isugu yimaadaan kulan ka mida kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka…
Browsing: Kalfadhiga baarlamaanka
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa maalinta Berri ah isugu yeeray xildhibaannada, kadib farriin loo diray dhammaan mudanayaasha Baarlamaanka.
Kulanka xildhibaanada Golaha shacabka ayaa lagu wadaa inuu goor dhow ka furmo magaalada Muqdishi iyadoo maanta la sugayo inay Golaha…
Golaha Shacabka ee Baarlamaan Soomaaliya, ayaa maanta oo Arbaco ah yeelanaya kulankoodii labaad ee Kalfadhiga 5aad, kadib markii uu kooram…
Waxaa maanta Xarunta Dugsiga Sare Booliska Jeneraal Kaahiye ee Muqdisho waxaa ka furmay Kalfadhiga labaad ee Golaha Shacabka.
Xeritaanka kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka Federaalka oo lagu waday in maanta oo Arbaco ah la soo xiro ayaa socon weyday…
Kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo hadda u socda xildhibaanada ayaa la sheegay in la xiri doono, lana soo gabagabeyn…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furtay kalfadhigii lixaad ee Baarlamaanka Soomaaliya isagoo khudbad dheerka jeediyay furitaanka…
