Madaxweynaha Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyay shirka is-barbar taagga Qaxootiga ee magaalada Kampala.
Browsing: Kampala
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ah madaxda ka qeybgalaysa Shirka Isgarab-taagga Uganda ee Qaxootiga, ayaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda oo booqasho uga bilaabatay.
Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya, haddana ah wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya ayaa xilka wareejiyay iyadoo aan weli…
Wararka laga helayo magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa shegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dishay afhayeenka ciidamada Booliska…
5 ka mida eedeysanayaan ka koobnaa 13 oo maxkamadu magaalada Kamlpala ay ku heshay inay lug lahaayeen qaraxyo ka dhacay Baar lagu daawanaayay tartanka…
Agaasimeyaasha in ku dhow 30 Warbaahin oo ku yaala Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan xuquuqda haweenka iyo isu-dheelitirka jinsiga (gender)…
