Dowladda Kenya ayaa si cad u diiday go’aanka lagu wada inay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ kasoo saarto Kiiska Dacwadda…
Browsing: Kenya-Somalia
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya Maxamed Cabdirisaq Maxamud iyo Raychelle Omamo, ayaa maanta wadahadal ku yeeshay khadka telefoonka.
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa kasoo jawaabtay qoraalkii Wasaarada Arrimaha dibadda Soomaaliya ee lagu caadiyeeyay xiriirka labada dal, looguna baaqay…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay caadi ka dhigtay xiriirkii diblomaasi ee kala dhaxeeyay dalka Kenya, iyadoo baaq u dirtay Dowladda…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa soo bandhigay War-saxaafadeed ku sabasan sababta ay ku diiday Dacwadda ay Soomaaliya ka gudbisay ee…
Muqdisho, 16, Maarso, 2021- Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dacwadda Badda ee Soomaaliya kala…
Maxkamadda Cadaaladda Qaramada Midoobay ee ICJ ayaa war cusub kasoo saartay caawa qaabka dhageysiga Dacwadda kiiska Badda ee Somaliya iyo…
Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ayaa diiday codsigi dowladda Kenya ee ahaa in dib loo dhigo qaadista dacwadda Badda ee…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa qoraal dheer oo jawaab iyo mowqif cusub ah ka qaadatay xiisadda Diblomaasiyadeed kala dhaxeysa dalka…
Dowladda Keny ayaa si qabow oo aan la fileyn uga jawaabay go’aankii xalay kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ee ay…
Dowladda Kenya ayaa dadaal cusub ugu jirta in mar kale dib loo dhigo dacwaddii Badda ee Somalia iyo Kenya, kadib…
Madaxtooyada Kenya ayaa shaacisay in Soomaaliya ay ku xadgudubtay xuduudka dalkooda iyo madax Bannaanideeda, kadib markii Isniintii 2-da Bishan ay…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa jawaab degdeg ah ka bixiyey heshiis ay madaxweynayaasha Soomaaliya…
Golaha Amniga iyo Nabadda Afrika ayaa kulan ka yeeshay Arrinta Xuduudka Badda Somalia ee Kenya ay muranka gelisay, kadib markii…
Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo hadda ka mida la-taliyeyaasha madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inaan loo…
By ABDIWAHAB SHEIKH ABDISAMAD The Kenya government’s recent decision to deny entry visas to Somali officials and impose other restrictions…
Dowladda Soomaaliya ayaa maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee Hague u gudbisay jawaabta dacwadii muranka Xuduudka Badda ee kala dhaxeysa Kenya.
Kenya has filed its response at the International Court of Justice in the Indian Ocean border dispute case filed by…
Dowladda Kenya ayaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ u gudbisay jawaabteedii Dacwaddii Muranka Badda ee kala dhaxeysay Somalia.
Ciidamada Militariga Somaliya ee ku sugan degmada Ceelwaaq ee xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegay inay dagaal la galayaan ciidamada…
