Xildhibaanno kasoo jeeda Gobolka W/Bari ee Kenya ayaa lagu qabtay garoonka magaalada Nairobi markii ay socdaal qarsoodi ah ku tageen…
Browsing: Kenya
Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Soomaaliya ka dalbatay dowladda Kenya inay si degdeg ah u joojiyo xadgudubyada ka dhanka ah madax…
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa soo saartay digniin ku saabsan weerar argagixiso oo ka dhici kara Hotel ku yaalla…
Shirkadda Diyaaradaha Jambojet ee laga leeyahay dalka Kenya oo ah shirkaddaha qiimaha hoose lagu raaco ee dalka Kenya ayaa shaacisay…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaaday Bas rakaab ah oo…
Maamulka Mandheera iyo xildhibaannada degaankaasi laga soo doorto ayaa dalbaday in C/rashiid Janan iyo ciidamadiisa inay ka baxaan Mandheera.
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa weerar ku qaaday gudaha Kenya, iyadoo markan beegsatay Gaadiidka dhismaha oo qaarkood ay ku burburisay…
Xildhibaanka Cumar Maxamed Macallin oo laga soo doorto Bariga Mandheera, Waqooyi-Bari Kenya, sheegay inay xaalad cabsi ah ka jirto degaankiisa,…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegtay inaysan waxba kala socon arrinta Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan oo Kenya ku sugan…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya, siyaasiga Soomaalida Kenya ee sida weyn u taageera madaxda dowladda Soomaaliya ayaa ugu…
Dowladda Somaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Kenya inay faragelin siyaasadeed iyo mid amni ka wado gudaha Soomaaliya, iyadoo adeegsaneysa ciidamadeeda…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa Wa cusub kasoo saaray arrinta Wasiirka Amniga maamulka Jubaland ee ka baxsaday gacanta ciidamada NISA,…
Iyada oo ay weli sii socoto burburinta Ciidanka Kenya ay ku hayaan xarumaha Shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya ee gobollada Jubbooyinka &…
Ciidamada Kenya ayaa qabtay shan qof oo badankooda Soomaali ah, kuwaasoo looga shakiyey inay qorsheynayeen weerarro argagixiso.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu isku dhaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada isagoo isku bedelay xilal…
Alshabaab ayaa sheegatay weerar kale oo xalay xilli danbe lagu qaaday xarun Isgaarsiin iyo Saldhig Boolis oo ku yaalla degaanka…
Alshabaab ayaa weerar cusub ku qaaday degaanka Kamuthe ee Gaarisa, iyagoo halkaasi ku dilay saddex Macalin oo Kenyaan ah.
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa xilli dambe weerar ku qaaday oo burburisay Xarun ay shirkadda Safaricom ku lahayd degaan ka…
Siyaasiga Soomaalida reer Kenya Faarax Macalin Dawaare oo hore u soo noqday Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalkaasi ayaa kashifay ujeedadda…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar culus ku qaaday xalay saqdii dhexe kadib degaanka…
