Booliska Kenya ayaa shaaciyey in nin Soomaali Kenyan oo Darawal ka ah Gaari Hoomey uu maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ka…
Browsing: Kenya
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kana tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa codkiisa ku biiriyey shakiga laga qabo xaaladda dacwada…
Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Kenya Kyle McCarter ayaa laga soo xigtay inuu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ka dalbaday…
Urur Goboleedka IGAD oo ay ku bahoobeen dalalaka Geeska iyo Bariga Afrika ayaa muddooyinkii danbe isu bedelay naadi ay leeyihiin…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baaralmaanka Federaalka Soomaaliya ayaa niyad jab ka muujiyey dib u dhigista markii labaad…
Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay go’aanka ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ay mar kale dib ugu dhigtay…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibannada mucaaradka ku ah madaxweyne Farmaajo oo ka tirsan xisbiga UPD ee uu…
Kenya ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 10 ka mida saraakiisha ciidamada Booliska ee dalkaasi lagu dilay Miino loo dhigay degaan…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa shaaciyey in Guddiga joogtada ee golaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay kulan yeelan doonaan Axadda Berrito…
Guddoomiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya Aden Barre Ducaale ayaa sheegay in isaga wafdi uu hoggaaminayo ay magaalada Kismaayo u tageen caleemo…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ee dowladda Federaalka aysan aqoonsaneyn dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in wiilasha Kenya…
Wafdi uu soo diray Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhoweyd ka degay Garoonka magaalada Kismaayo, iyagoo jebiyay xayiraadda dowladda…
Dowladda Somalia ayaa xayiraad cusub kusoo rogtay diyaaradaha ka imaanaya dalka Kenya ee doonaya inay tagaan magaalada Kismaayo, waxaana amarkan…
Dowladda Kenya ayaa wafdi u direysa magaalada Kismaayo si ay uga qeybgalaan caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland ee dib loo doortay…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamig ah ayaa maanta oo Khamiis ah u yeertay Safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Jamhuuriyadda…
Dowladda Kenya ayaa ku gacan seyrtay dacwad ay Hay’ada Socdaalka dowladda Federaalka ah ee Soomaliya u gudbisay hay’adda maamulka Duulimaadyada…
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad rasmi ah oo ka dhan ah Kenya u gudbisay Hay’adda Caalamiga ah ee Duulimaadka Rayidjka ee…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtay in mar kale dib loo dhigo dhageysiga kiiska dacwadda Badda ee hor taalla Maxkamadda…
10 ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Kenya ayaa wajahaya halis ah inay kuraastooda waayaan, kadib markii Guddiga anshaxa, la-dagaalanka iyo ka…
Wakiilo ka socday dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa dood adag ku dhex martay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ, kadib markii…
