Shirkadda Diyaaradaha dalka Kenya ee Kenya Airways ayaa ku dhawaaqday inay duulimaad toos ah oo ganacsi ka bilaabeyso magaalada Muqdisho.
Browsing: Kenya
Guddoomiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aaden Barre Ducaale madaxda Soomaalida ugu baaqay inay u midoobaan danaha dalkooda, loogana saari lahaa is-jiidjiidka…
Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa shaaciyey in dowladda loo ogolaadya inay Qunsuliyado ka furato magaalooyinka Kismaayo iyo…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa dowladda Kenya ugu baaqay inay furto xuduudka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya…
Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada Soomaaliya, isagoo…
Diyaarad ay la socdeen masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya xalay dib looga soo celiyay garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nayrobi.
Qareen u dhashay dalka Kenya, kana tirsan Maxkamadda Sare ee dalkaasi Karanja Kabage ayaa soo jeediyey in dalalka Soomaaliya iyo…
Ra’iisul Wasaaraha Britain Theresa May ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga dhawaaqday taageero dhaqaale oo dalkeedu siinayo ciidamada AMISOM…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa amar is-diiwaangelin ah ku soo rogtay Hay’adaha caalamiga ah ee ka howlgala Soomaaliya, iyadoo amar culus uu…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegay in qarax lagu dilay shan askari oo ka tiran ciiiamada Kenya iyadoo 10…
Duqii magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya Cali Bunow Qorane ayaa xabsiga la dhigay, kadib dacwad lagu soo oogay…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Aqalka cad ee magaalada Washington kula kulmi doona dhiggiisa dalka Mareykanka Donald Trump.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa shaaciyey inuu ciidamada Kenya kala baxayo dalka Soomaaliya, arrintaas oo qorshaheeda uu kala hadlayo madaxda…
Kenyan authorities are investigating reports that a security chief in the Somali government holds Kenyan citizenship.
Dowlada Kenya ayaa baareysa sida uu mas’uul ka tirsan dowlada Fedaraalka Soomaaliya ku qaatay Baasaboorka iyo Kaarka Dhalashada Kenya ee…
The government is investigating how a senior official in the government of Somalia acquired multiple Kenyan passports and a national…
Muran iyo dood weyn oo ku saabsan maalinta ciidul adxaa ku beegan tahay ayaa ka taagan dalka Kenya, kaddib markii…
Maamulka Jubbaland ayaa si kulul u beeniyay warka soo yeeray Siyaasiga Soomaalida Kenya ee Faarax Macallin oo sheegay in dowladda…
Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay dhibaatada lagu shirkadda Isgaarsiinta Soomaaliyeed ee Hormuud.
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya iyo siyaasiga kasoo jeeda W/Bari Kenya Faarax Macallin ayaa shaaciyay in dowladda Kenya…
