Diyaarado dagaal xalay duqeyn ka geystay degaanka Qalbi Shariif ee duleedka magaalada Kismaayo.
Browsing: Kenya
Shirkadda Diyaaradaha Kenya ayaa dalbatay inay duulimaad ku timaado magaalada Muqdisho, iyadoo ku soo biireysa shirkadaha diyaaradaha ee taga Muqdisho.
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay howlgal ka dhan kooxda Alshabaab.
Kooxda Alshabaab ayaa lagu eedeeyay inay dishay nin ajnabi ah oo ka mid ahaa dagaalyahaneeda kasoo jeeda dalka Kenya.
Bethuel Kiplagat wuxuu qayb muhiim ah ka soo qaatay wadahadallo nabadeed oo qaar ka mid ah dalalka gobolka lagu heshiisiinayey.
Koox hubeysan oo loo maleynayo Al-Shabab ayaa lagu soo warramayaa inay deegaanka Lamu ee dalka Kenya ku afduubteen dad Kenyan…
Madaxweynaha Kenya ayaa uga digay garsoorka dalka in uu mucaaradka gacan ku siiyo sidii doorashada soo socota ay khalkhal u…
Hogaamiyagha Isbaheysga mucaaradka Kenya ayaa la sheegay in caawa Isbitaal loola cararay kadib markii xaaladii caafimaad ay degdeg isu bedeshay.
Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar ay ku qaaday Gobolka Xeebta ee dalka Kenya ku dishay 9 qof oo la sheegay in…
Wasiirkii Amniga gudaha ee dalka Kenya Joseph Nkaissery ayaa la shaaciyay inuu xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi.
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in diyaarad u socotay magaalada Muqdisho laga reebay dhalinyaro ka mid ahayd rakaabka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dabley loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Alshabaab ay weerar ku qaadeen xarunta…
Wararka laga helayo Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in ciidamada Kenya iyo kuwa Alshabaab ay is weydaarsadeen madaafiic.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Kenya ayaa lagu dilay qarax ka dhacay degmada Liboi ee u dhow xududka Soomaaliya.
Madaxda Alshabaab ayaa tababar u soo xiray dagaalameyaal Kenyaaan ah oo ka howgeli doono dalkooda gudaha dalkooda.
Dowlada Soomaaliya ayaa la sheegay inay cabasho ku gudbisay dowladda Kenya, taasoo ku saabsan xildhibaanada ka mida Baarlamaanka Federaalka ee…
President Uhuru Kenyatta said on Thursday an upsurge in the African Union Mission in Somalia (AMISOM)
Dalalka IGAD oo intooda badan saameyn ku leh xaaladda Soomaaliya ayaan u dhammeyn shirka London ee arrimaha Soomaaliya.
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalkaasi.
Kenya and Ethiopia have used excessive force against Somali civilians amid efforts to halt cross-border attacks by al-Shabab, according to…
