Dowladda Kenya ayaa qiratay in ciidamo badan looga dilay weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen xerada ciidamada Kenya ee Kulbiyow oo…
Browsing: Kenya
Waxaa soo baxaya faafhaahin ku saabsan qasaaraha ka dhashay weerarkii Alshabaab ku qaaday degaanka Kulbiyow ee degmada Badhaadhe, iyadoo dagaalkaasi…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in qasaare badan ka soo gaaray ciidamada Kenya weerarkii…
War ay soo saartay Hay’adda Socdaalja iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa shaacisay inay gacanta ku heyso qof ka tirsanaa rakaabka diyaarad…
Askari boolis ah ayaa lagu dilay weerar ay kooxda Alshabaab ku qaaday magaalada Mandhera ee Waqooyi Bari Kenya.
Warbixinta ay soo saartay Hay’adda Cilmi baarista Itoobiya fadhigeedu yahay ee CRCD ayaa lagu sheegay xog ku saabsan heshiis Kenya…
Maanta oo ah 15-ka Janaayo 2015 waxay ku beegan tahay sanadguuradii koowaad ee dagaalkii Ceelcade oo Alshabaab ku laayeen ciidamadii…
Xoghaya Difaaca dalka Kenya iyo Taliyaha ciidamada Kenya ayaa socdaal qarsoodi ah ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba.
Ciidamada Kenya oo ay taageerayaan ciidamo Mareykan ah iyo Soomaali ayaa maanta kahawlgal ka sameeyey duleeda waqooyi galbeed ee magaalada Kismaayo.
Diyaarad ka timid Soomaaliya ayaa la sheegay inay shil ku gashay Garoonka Diyaradaha Jommo Kenyatta ee magaalada Nairobi (JKIA).
Wararka ka imanaya tuulada Haluqa oo ka tirsan Gobolka Gaarisa ee Kenya ayaa sheegaya in maleeshIyada Al-Shabaab ay Galeen muddo…
The overwhelming majority of Kenyans – 70% – want Kenyan troops out of Somalia,
Dowladda Kenya ayaa si weyn uga carootay kadib markii Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa xilkii ka qaadey taliyihii…
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Alshabaab ay ka dishay maleeshiyo fara badan dagaallo ku dhex maray gobolka Jubada Hoose.
Maamulka Galmudug ayaa magaalada Cadaado saxafadda ugu soo bandhigay haweeney Kenyan ah oo xalay ciidamada Nabadsugiddu hawlgal ku soo badbaadiyeen.
Dawladda Kenya ayaa Bandow kusoo rogtay magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya kadib weerarro is-dabajoog ah oo dhacay bishan…
Twelve people have been killed in an overnight attack at Bishaaro Hotel lodge in Mandera Town by suspected Al-Shabaab gunmen,…
Maleeshiyada Al-shabaab ayaa weerar xoog leh oo ku bilowday Qaraxyo ku qaaday xalay saqdii dhexe Magaalada Mandheera ee Waqooyi Bari Kenya.
Nin Kenyaati ah oo shaqo raadis ahaa ayaa ku danbeeyay in xabsi dheer lagu xukumo markii la soo taagay maxkamad…
Dagaalyahanno ka tirsan Alshabaab ayaa weerar ku qaaday magaalada Mandheera ee Waqooyi Bari Kenya.
