Waxaa soo baxay maanta warar ku saabsan in dowladda Kenya ay xirtay isla markaana shatigii kala noqotay Shirkadda Xawaaladda Dahabshiil.
Browsing: Kenya
Diyaarado sida Qaad ay keeneen dalka Kenya ayaa maanta ka degay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Gaalkcayo kadib markii ay baaqdeen…
Xayiraadii dowladda Soomaaliya ku soo rogtay Qaadka ka yimaada dalka Kenya ayaa xaalad kacsan iyo qalalaase ka dhalisay dalkaasi.
Duqa Degaanka Meru ee dalka Kenya Peter Menyu ayaa sheega in noloshiisa ay halis ku jirto kadib markii lagu eedeeyay…
The Somali government has said it imposed a ban on miraa imports from Kenya because Meru Governor Peter Munya had…
Dowladda Soomaaliya ayaa ugu danbeyn shaacisay sababta loo hakiyay Qaadka dalka Kenya ee tegi jiray Soomaaaliya.
Buuq iyo jahwareer ayaa ka taagan suuqa ugu weyn ee qaadka ee Muqdisho oo saaka sidiisii hore aan ku waabariisan.
omalia has banned miraa from Kenya with effect from today. The Somalia government gave no reason for the ban and…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hor yimid go’aankii dowladda Soomaaliya ku mamnucuday Qaadka yimaada dalka Soomaaliya.
Booliska magaalada Nairobi ayaa xalay qaaday howlgal uu ku burburiyay goobigii ganacsatada yaryar ee waratada loo yaqaan ku lagaayeen xaafadda…
Dableyda Alshabaab ee fulisay weeraradii is-midaaminta ahaa ee ugu danbeeyay ayaa la sheegay inay yihiin xubno Ajnabi ah oo Alsahbaab…
Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay dhoofin doonto shidaal markii ugu horeysay taariikhda dalkaasi bisha June ee sanadka 2017.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidamada ka jooga Soomaaliya ee qeybta ka ah AMISOM uu kala bixi doono…
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa shalay magaalada Nairobi kaga dhowaaqay in Mareykanka uu 146 milyan oo dollar oo…
Koox ka tirsan ciidamada Booliska Kenya ayaa yimid magaalada Muqdisho iyadoo ku biiraya ciidamada Booliska AMISOM ee ku sugan caasimadda.
Ugu yaraan lix askari oo booliis ah oo uu ka mid yahay taliye saldhig ayaa ku dhintay weerar ay Alshabaab…
Dowladda Kenya ayaa la wareegtay dhul ka mida xuduud beenaadka ay Soomaaliya la leedahay kadib markii ay amar ku bixisay…
Gabadha ugu yar ee ku guuleysatay abaalmarin Nobelka, una dhalatay dalka Pakistan Malala Yuusufzai ayaa dhalashadeedii 19-aad ku soo beegtay…
Al-Shabaab militants raided Diff police camp near the Kenya-Somalia border Saturday morning, injuring one policeman. Wajir County Commissioner Michael Ole…
