Madaxweynayaasha maamullada Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka mida dadka daawanaya ciyaarta galabta dhex…
Browsing: K/Galbeed
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali iyo xubno la socda ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba oo si weyn loogu soo dhoweeyay.
Wasiirkii hore ee Howlaha Guud ee xukuumadda Soomaaliya Eng. Saalax Sheekh Cusmaan ayaa sheegay inuu ka badbaaday isku day oo…
Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in loo baahan yahay dib u eegis lagu sameeyo dagaalka…
Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Sheekh Axmed Cabdulaahi Xuseen(Fanax) ayaa kasoo qaxay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG…
Shirweyne looga hadlayay aayaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen xildhibaanno, siyaasiyiin iyo xubno ku kacsan…
Golaha Wasiirada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ka dhacay magaalada Baydhaba mar kale ku taageeray isbaheysiga Sacuudiga iyo…
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa todobaadkan sheegay inuu taageersanyahay go’aankii Dowladda Sacuudiga iyo qaar ka mid ah Dowladaha Khaliijka ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa uu shir uga furmay xildhibaanada labada Aqal ee Koofur Galbeed ee…
Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ee kasoo jeeda maamulka K/Galbeed ayaa Muqdisho ka bilaabay olole lagu doonayo in…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Wadaadka ka goostay Alshabaab ee Mukhtaar Roobow Cali uu isu dhiibay maamulka…
Ciidamada amaanka maamulka Koofur Galbeed oo wata gaadiid dagaal ayaa gaaray deeganka Abal ee gobolka Bakool.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa ku warramaya qasaare baaxad leh oo ka dhacay dagaal dhowr jeer shalay dhex maray…
Wasiir ka mida golaha wasiirada cusub ee Koonfur Galbeed ayaa iska casilay xilkii loo magacaabay.
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee Shabellaha Hoose ayaa sheegayaan inuu iska hor imaad halkaasi ku dhex maray ciidamo ka…
Xog dheeraad ahaoo laga helayo weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu weerarku ku soo…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ka hari doonin ciidamada AMISOM sidii ay caddeyn iyo magdhow uga bixin…
Xildhibaano ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaloya iyo siyaasiyiin ku kacsan madaxweynaha maamulka ayaa bilaabay diyaarinta mooshin ay doonayaan…
Guddiga Doorashada heer Maamul ee Koonfur Galbeed ayaa ka hor yimid go’aankii lagu laalay 5 kursi oo lagu doortay Magaalada…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa wada qorshe uu xildhibaan caan ah oo kasoo jeeda…
