Browsing: Khaatumo
Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Madaxweynaha maamulka khaatumo Dr Cali Khaliif Galleyr…
Dagaal culus oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beelood ayaa ka socda degmada Buuhoodle ee gobalka Togdheer.
Somaliland iyo Khaatumo ayaa heshiis ka kooban shan qodob ku kala saxiixday Hotel Ambasador ee magaalada Hargeysa.
Wararka laga helayo magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in qaar ka mida wasiirada maamula Khaatumo ee uu hogaamiyo Cali Khaliif Galeyr…
Ciidamo taabacsanaa maamulka Khaatumo ee gobollada Sool iyo Sanaag ayaa ku biiray Somaliland, kadib xaflad loo qabtay ciidamdaasi oo ka mid…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in Cali Khaliif uu qabo cudur dadka jecleysiisa ciddii dhibaato u geysata…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku guuleystay inuu isago saxiixo, isla markaana xildhibaanada Beesha Khaatumo ka soo galaya labada…
Warar laga helayo shirka Madasha Qaran ee magaalada Muqdisho uga socda madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya
Maamulka Khaatumo ayaa sheegau inuu xiriirka u jaray dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay gef ka gashay…