Allaha u naxariistee waxaa goor dhoweyd ku geeriyooday dalka Canada ee Waqooyiga America fannanadii caanka ahayd ee Khadiijo Cabdullaahi Daleys.