Browsing: Khartoum
Ra’iisal wasaaraha Suudaan Cabdalla Hamdouk ayaa ka badbaaday qarax lala beegsaday Gaadiid uu la socday magaalada Khartoum, kaasoo loogu talogalay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday kolonyo uu la socday Ra’iisal wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Hamdouk.
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Khartoum ayaa sheegaya inay ciidamada dowladda ay hareereeyeen saldhigyada ciidamada gadoodsan ee hay’adda Nabadsugidda dalka…
Ciidamo ka tirsan Nabadsugidda iyo sirdoonka dalka Suuaan ayaa ku dhaqaaqay gadood iyagoo xirtay xarumaha ay ka degan yihiin magaalada…
Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Dalka Suudaan Maxamed Isxaaq Ibraahim oo dhawaan soo gaaray Caasimadda Suudaan ee Khartuum…
Guddiga siyaasadda Golaha Ciidamada la wareegay talada dalka Suudaan ayaa shir jaraa’id ay maanta qabteenuga hadleen qorshahooda iyadoo sheegay in…
Madaxweynaha Suudaan Gen. Cumar Xasan Albashiir ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu xaalad degdeg ah ku soo rogay dalkaasi, iyadoo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay magaalada Khartoum ee dalka Suudaan.
