Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si degdeg Wasiir ugu magacaabay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya, kadib markii uu…
Browsing: Kheyre
Ra’iisal Wasaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shir isugu yeray Taliska Ciidamada Xoogga Dalka iyo Wasaaradaha Gaashaandhigga oo ay…
Mida ka mida Idaacadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegtay war ku saabsan in Madaxweynaha Soomaaliya uu aqbalay in la bedelo Ra’iisal…
Waxaa maanta baaqday shir degdeg oo Golaha wasiirada uu isugu yeeray Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre, iyadoo aan wax sabab…
Shir aan caadi ahayn oo degdeg ah ayaa maanta la isugu yeeray Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, iyadoo warar kala duwan…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay inay wadaan Mooshin ka dhan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre.
Qaar ka mida Xildhibaannada labada gole iyo siyaasiyiin oo shalay shir ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa laag soo saaray qodobo…
Siyaasiyiin iyo xildhibaano ku kacsan dowladda Soomaaliya oo ku shiray magaalada Nairobi ayaa soo saaray qodobo ay ku dhaliileen dowladda…
Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa sheegay inay isaga & Madaxweynaha kasoo baxeen balantii ay ka qaadeen shacabka…
Shirkii Golaha wasiirada ee toddobaadlaha ahaa ayuu maanta gdudoomiyey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, iyadoo la shaaciyey…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdigii uu hoggaaminayo oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hoggaamimnayey ayaa goor dhoweyd ku laabtay magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta la kulmaya La-taliyaha Madaxweynaha Mareykanka ee dhinaca amniga John Bolton, isagoo sidoo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo socdaal shaqo ku jooga dalka Mareykanka ayaa kulan la yeeshay guddoomiye…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa u sharxan in dib loogu magacaabo wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya xilkaasi oo uu…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magacaabay saddex wasiir oo cusub, kuwasoo la buuxiyey xilalkooda kadib markii ay banneeyeen.
Wafdiga Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ee ku sii jeeday dalka Mareykanka ayaa maanta ka duulaya garoonka diyaaradaha…
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku sii jeeda magaalada Washington ee dalka Mareykanka.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay xafiiskiisa casho sharaf ugu sameeyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe)…
Xafladii furitaanka kalfadhiga shanaad ee Aqalka Sare ayaa maanta dib u dhac ku yimid kadib markii muddo saacad ka badan…
