Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay socdaalkiisa Boqortooyada Sacuudiga, kadib markii uu maanta u dhoofay dalkaasi socdaal…
Browsing: Kheyre
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay dalka Sacuudiga, kadib casuumaad uu…
Shirkii toddoobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta qabsoomay iyadoo lagu ansixiyey amar xukuumaddu ku soo rogtay Hay’adaha…
Dowladda Soomaaliya ayaa baaritaan ku heysa website lagu sameystay magaca Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Daraasad laga sameeyay lix gobol oo ka tirsan Soomaaliya ayaa lagu ogaaday in madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedayada ay…
Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ka digay in dadka loo xiro arrimaha musuqmaasuqa aan damaanad lagu sii deyn…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta shir guddoomiyay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay oo ay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyey dadaallada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Xasan…
Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanka oo shaqada laga joojiyey, kadib markii uu wasiirka Wasaaradda ku soo eedeeyay…
Wararka laga helayo Xafiiska Guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegay in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka ay gudbiyeen Mooshin ka dhan ah…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa jawaab culus ka bixiyey laba qodob oo ka mida shuruudihii ay madaxda…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in xal laga gaaray khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Soomaaliya iyo Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle…
Munaasbad lagu maamuusayo dhagaxa dhigga dib u dhiska xarunta Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho, iyadoo uu dhagaxa…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Maqaal uu ku qoray Wargeyska Daily nation ee Kenya laga leyahay waxa uu…
The recent amnesty has seen leaders of many terrorist groups defect to the government and help in nation building.
Ra’iisal wasaaraha xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ugu…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa la sheegay inuu amar ku siiyey Bankiga Dhexe ee Soomaaliya inuusan bixin…
Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Dr. Cabdiraxmaan Cabdulaahi Macalin Baadiyow oo ka mid ahaa…
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ku amray Wasaaradda Amniga Gudaha inay soo diyaariyaan siyaasad lagu xakameynayo…
Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa ka qeyb galay Aas maanta loogu sameeyay…
