Shirweynaha dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqidsho.
Browsing: Kheyre
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale booqday xalay Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo lagu…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa dalbaday wadashaqeyn dhex marta Madaxtoyada, xukuumadda iyo Baarlamaanka.
Magaalada Muqdisho ayaa maanta laga xusay maalinta Midowga Yurub ee 9-ka May iyadoo xaflad lagu maamuusay maalintaasi ay ka dhacay…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Qaramadda Midoobay u qaabilsan…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku bixiyey in ciidamadiisii Booliska ee laga keenay lagu celiyo askari xilli…
Guddoonka Baarlamaanka ayaa isugu yeeray xidhibaannada oo al ogeysiiyey inuu jiro kulankii caadiga ahaa ee Baarlamaanka maalinta Berri ah ee…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si lama filaan ah u tegay dalka Turkiga, isagoo soo xiray shirkii…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre ayaa magaalada Brusseals kula kulmay Wakiilka Midowga Europe uqaabilsan Arrimaha Dibada iyo Amaanka Federica…
Shirka Caalamiga ay ee arrimaha Amniga soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belguim, iyadoo uu guddoominayo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku sii jeeda dalka Belgium.
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku sii jeeda magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan degdeg oo ku saabsan xaalada magaalada Beleweyne kadib shaaciyey Gurmad ay…
Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir degdeg ah oo ku saabsan xaaladda fatahaadda…
Iyadoo uu sii xoogeysanayo ololaha loogu jiro xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa sii xoogeysanaya tartanka loogu jiro xilka uu…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay agaasime cusub oo ku soo biiraya xafiiskiisa, kaasoo qaabilsan dhinaca Warfaafinta.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa soo wajahay xaaladii ugu darneyd, kadib markii ay xilalka iska casileen ama laga qaaday 5 wasiir,…
Guddiga dabagalka Musuqmaasuqa ee Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland oo kormeer ku tegay Magalada Berbera ayaa Maanta booqday Keydka Haamaha shidaalka…
Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay raaligelin siineyso Imaaraadka Carabta kadib xiisad ka dhalatay lacag lagu qabtay Garoonka diyaaradaha magaalada…
Ra’iisal wasaaaha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku siiyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir inuu shaqada ka ceyriyo guddoomiyeyaasha degmooyinka…
