Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka ayaa caawa maamuus u sameeyay daljirayaasha dahsooon (dadka…
Browsing: Kheyre
Wararka laga helayo dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalkaasi uu kulan…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa caawa gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta ka duulay Garoonka diyaaradaha Muqdisho, isagoo ku sii jeeda…
Ra’iisal wsaaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa uga digay taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee dowladda inay iska ilaaliyaan isku dhacyo dhex mara…
Hay’adaha amniga dowladda Federaalka ayaa kulan ka yeeshay xaaladda magaalada Muqdisho, kadib weerarkii Alshabaab ku qaaday Jimcihii xarumaha Madaxtooyada iyo…
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka dardaar weriyay xaaladda dalka ku jiro xilligan iyo halka ay mareyso…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu safarkiisii ugu horeeyay ku…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ayaa tartan nooc cusub ku dhex maray…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Turkiga Hakan Cavusoglu ayaa kulamo kala gaara Muqdisho kula yeeshay caawa madaxda dowladda Soomaaliya.
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hor istaagay saxafiyiinta warbaahinta madaxa bannaan ee Muqdisho inay tebiyaan booqashada Ra’iisal wasaare…
Madaxweynihii hore ee Galmudug, horena u soo noqday wasiir C/kariin Xuseen Guuleed ayaa su’aal ka keenay in Soomaaliya ay sanadkii…
Kiiska weerarkii lagu qaaday Guriga Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ee dhaliyey xiisad siyaasadeed iyo mid sharci ayaa ugu dambeyn la…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay xil ku cusub dalka oo lagu sheegay Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha,…
Dekadda Muqdisho ayaa maanta dib u shaqo bilwoday kadib 8 maalmood oo hakad ay geliyeen ganacstada magaalada Muqdisho.
Kulan adag ayaa dhex maray Ganacstada magaalada Muqdisho oo ka gadoodsan canshuur ay ku soo rogtay xukuumadda Soomaaliya iyo xubno…
Dowlada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ogolaatay oo heshiis kula gashay maamul Goboleedyada inay ruqsad kalluumeysi siin karaan shirkadaha shisheeye.
Waxaa aan wada ognahay in Dhalinyada Soomaaliyeed ay yihiin kuwa saameyta ugu badan ay ku reebtey deganaansho la’aanta siyaasadda, dagaalada,…
Waxaa maalinkii labaad galay shirka amniga qaranka Soomaaliya oo miiska hareerihiisa ay isa soo hor fadhiyaan madaxda ugu sareysa dowladda…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Maamulka Dowlada Banaadir.
