Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xasan Cali Kheyre ayaa war kasoo saaray qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Browsing: Kheyre
Xukuumadda Soomaaliya ayaa qaadeysa tallaabadii ugu weyneyd ee dib u habeyn lagu sameynayo maamulka Wasaaradaha iyadoo tartan loo geli doono…
Warar fara badan oo is khilaafsan ayaa kasoo baxay is-casilaadda Taliyaha ciidamada Xoogga dalka iyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo shalay…
Madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shir degeg ah ugu yeeray Madaxda maamul goboleedyada.
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ahaa waxa ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaasi…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul oo aan hore loo arag uga hadlay siyaasadda dowladda Federaalka iyo xukuumadda uu…
Madaxda Dowladda Federaalka ayaa ka hor timid dadaal ay Q/Midoobay ku dooneysay inay dhexdhexaadiso maamulka Galmudug iyo dowladda Federaalka.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta xarunta Aqalka Sare kula kulmay Guddiga dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka ayaa raali…
Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loo sameeyay Allaha u naxariistee Gen. Maxamed Sheekh Cismaan…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay kulan dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo qaar ka mida…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dhex galay khilaaf ka dhex taagan Wasaaradda Maaliyadda iyo Maamulka G/Banaadir…
Siyaasadda xukuumadda Soomaaliya ayaa gaartay meel xasaasi ah, waxaan laga yaabaa inay arrintaan saameyn ku yeelato xilka uu hayo Ra’isul…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xariga ka jaray saldhiga milateriga Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Munaasbadda furitaanka Saldhiga milateri ee Turkiga ayaa bilaabatay, iyadoo ay halkaasi gaareen madax ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo Turkiga.
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo xalay dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa shaaciyay qorshe lagu kordhinayo…
Madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib socdaallo dibadeed oo ay…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka ayaa soo saaray war-murtiyeed ay uga hadlayaan xaaladda dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqsaday ka qeybgalka shirka 72aad ee Golaha Guud ee Q/Midoobay, ee sanadkan 2017…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u jawaabtay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo go’aankii dhexdhexaadnimada ahaa ee dowladda…
