Browsing: Kheyre
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo dhowaan beeniyay inuu jiro khilaaf ka dhaxeeya
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaaday tallaabo uu ku joojinayo in cashuur loo sameeyo hay’adaha iyo ganacsatada wax…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir nooc cusub oo ku saabsan dardar gelinta…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa si kulul u beeniyay warar ay qoreen saxaafadda qaarkeed oo ku saabsan…
Dowladda Germany ayaa ku dhawaaqday deeq isugu jira gargaarka abaaraha iyo horumarinta amniga oo ay siineyso Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhaqaaqay tallaabo shaki gelineysa baaqiisii ahaa inuu la dagaalamayo musuqmaasuqa.
Garyaqaanka Guud ee Dowladda Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa sheegay inuu Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaXasan Cali Kheyre ayaa amar siiyay ciidamo ka tirsan nabadsugudda NISA oo howlgal ammaanka lagu sugayo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee uu shaqada uga eryo shaqaale ka…
Dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo waxay ka dhigan tahay isbedel weyn oo ku yimid siyaasadda Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amarkii ugu adkaa kasoo saaray dadka ku kaca musuqmaasuqa.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo bilaabay inuu bulshada soo dhex galo ayaa galabta la casiryeysatay qaar ka mida…
Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya oo ay wehliyaan Guddoonka Baarlamaanka ayaa su’aalo adag weydiiyay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Turkiga uga mahadceliyey taageerada kabka Miisaaniyada Dowladda Federaalka
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa galabta booqday xeebt Liido ee magaalada Muqdisho.
Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa kulan la yeeshay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Ra’iisal wasaaraha xukuumada soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer kedis ah ku tegay wasaaradda Maaliyada.
