Booliska dalka Maleysia ayaa shaaciyay inay fashiliyeen qorshe lagu doonayay in lagu khaarijiyo Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin C/casiis.
Soo dhoweyn heer sare ah ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaaho loogu soo dhoweeyay Qarsiga Boqortooyada Yamaama ee magaalada Riyaad.