Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u dhaliilay qaabka ay dowladda Soomaaliya ula falgashay isbedelka…
Browsing: Kismaayo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay xubnaha Golayaasha Wasiirada iyo Baarlamaanka…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud, ahna Guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka Xasan Sh. Maxamuud ayaa gaaray…
Xukun dil toogasho ah ayaa maanta lagu fuliyey askari ka tirsana ciidamada Daraawiishta maamulka Jubbaland marxuum C/risaaq Cumar Cabdullaahi oo…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay inay maamul Gobooleeyada isla sinto oo khilaaf…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland, iyadoo ay halkaasi…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyay Golaha wasiirada maamulkiisa.
Shirkii wasiirada amniga iyo taliyeyaasha ciidamada maamul Goboleedyada ayaa ku soo dhammaaday magaalada Kismaayo ee Jubbaland.
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa si weyn ugu eedeeyay dowladda Federaalka inay dab ku shideyso maamulka Koonfur Galbeed, isla markaana ku…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyey in howlgalka dhacay magaalada Kismaayo lagu qabtay koox hubeysan oo la sheegay inay qorsheyneysay xaalad amni…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dagaal qaraar uu ka qarxay magaalada, iyadoo uu dhex marayo ciidamo ka…
Waxaa magaalada Kismaayo shir uga furmi doonaa Wasiirada amniga iyo Taliyeyaasha ciidamada afarta maamul Goboleedyo Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo K/Galbeed, kasoo…
Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) iyo saraakiil la socota oo maanta Gaaaray Magaalada Kismaayo…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in Duqeyn cirka ah ay xalay ka dhacday duleedka Magaalada Kismaayo, iyadoo…
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe) ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada Hoose, iyadoo ay…
Waxaa maanta magaalada Kismaayo gaaray oo C/Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mida saraakiisha Ururka ONLF oo dowladda Soomaaliya ay…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa dowladda Kenya ugu baaqay inay furto xuduudka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa shaaciyey in weerarka cirka oo loo qaaday is-difaac lagu dilay xubno ka tirsan…
Howlgal ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ayaa la sheegay inu lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab, iyadoo ay ka qeyb…
Madaxa wafdigii Aqalka sare ee Baarlamaanka oo loo diray magaalada Kismaayo ayaa si cad ula saftay maamulka Jubbaland ee Axmed…
