Shirka Kismaayo ee madxda maamul goboleedyada ayaa isku raacay inay sameystaan Gole xiriiriyaha oo danahooda ka shaqeeya.
Browsing: Kismaayo
Shirkii madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa ku soo dhammaaday magaalada Kismaayo iyadoo lagu sameeyay Gole xiriiriya Madaxda Maamulladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Caawa lasoo gabagabeynayo iyadoo lagu wado war-murtiyeed laga soo saaro.
Shirka madaxda maamul Goboleedyada ee ka socda magaalada Kismaayo ayaa galay maalintii labaad iyadoo qodobbo hordhac ah ay isku afgarteen…
Waxaa magaalada Kismaayo ka furmay shir aan caadi ahayn oo ay leeyihiin madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed ee xubnaha ka ah…
Shirkii madaxda maamul Goboleedyada ayaa Caawa Maqribkii kadib ka furmay magaalada Kismaayo
Madaxweynihii ugu danbeeyay ee ee maamul Goboleedyada oo ah madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta gaaray magaalada Kismaayo.
Waxaa magaalada Kismaayo ka furmaya shir Ajandihiisa lagu sheegay “Wadatashiga Maamul-gobolleedyada” gogoshaas oo uu dhigay Madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in is rasaaseyn ka dhacday magaalada.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo goor dhoweyd gaaray magaalada Kismaayo ayaa ayaa si yaab leh loogu soo dhoweeyay…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo.
Ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa la sheegay inay billaabeen dhaqdhaqaaq shaki abuuray oo muujinaya inay ka baxayaan…
Inta badan Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu dib u dhacay shirkii madaxda maamul goboleedyada dalka ee berri ka furmi…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa shaaciyay in shirka kismaayo ka furmaya aanu ahayn shir dhibaato iyo shirqool…
Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si la yaab leh loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo.
Kulamadii magaalada Kismaayo uga wasiiro iyo la-taliyeyaal ka tirsan maamul Goboleedyada dalka ayaa lasoo gabagabeeyay iyadoo la isku raacay ajendayaasha…
Shir ay Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ku yeesheen magaalada Boosaaso ayaa laga soo saaray qodobo ay ka mid yihiin go’aanka…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ku adkeystay qabashada shirka maamul Goboleedyada ee uu gogoshiisa dhigay magaalada Kismaayo.
Maamulka Puntland ayaa qaadacday shirka uu ku baaqay madaxweynaha maamulka Jubba ee magaalada Kismaayo ay ku yeelan lahaayeen madaxda maamul…
