Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud ee xilka sii haya ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo.
Browsing: Kismaayo
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xayiraad ku soo rogay xildhibaanada lagu doortay magaalada Kismaayo.
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa shalay gaaray magaalada Kismaayo.
Maamulka Jubbaland ayaa noqday maamulkii ugu horreeyey ee soo dhameystira Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya.
Ugaaska Beesha Gaaljecel Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdulaahi Ugaas Muxumed ayaa doorasho been abuur ah ku tilmaamay mid ka mid kuraasta…
Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee maamul goboleedka Jubbaland, ilaa 43 Xildhibaan oo ka tirsan aqalka hoose ayaa…
Waxaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbadda hoose lagu doortay xildhibaano ka mida Aqalka Hoose Baarlamaanka.
Shalay ayay ahayd markii ay soo baxday qoraal uu ku saxiixan yahay Guddiga Doorashada heer Gobol ee Jubbaland oo lagu…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in la hakiyay doorashadii Aqalka hoose ee socotay kadib fadeexo ka dhalatay kursi…
Maamulka Jubbaland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyey ee soo dhameystira Doorashada xildhibaanahada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya. Magaalada Kismaayo ayaa…
Waxaa Magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyay Doorashooyinka Xildhibaannada Aqalka hoose ee u metalaya Baarlamanka Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay magaaladaasi.
Dhacdo kale oo xusid mudan ayaa laga soo calaamadeeday maanta magaalada Kismaayo kadib markii wasiir u tartamay kursi xildhibaan aqalka…
Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu doortay qeyb kale oo ka mida xildhibaanada aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka.
Wejigii afraaad ee doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ayaa Maanta lagu soo gabagabeeyay Magaalada Kismaayo. Waxaa maanta la doortay 5 xildhibaan oo…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi lagu xiray weriye u shaqeeya TV-ga Puntland.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamo gadooday ay saaka qabsadeen xaruntii doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee magaaladaasi.
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Cumar C/rashiir ayaa maanta tegay magaalada Kismaayo, isagoo ku dhex jira ololihiisa musharaxnimo ee xilka…
Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ee maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa lagu doortay 7 xildhibaan Jubbaland ka soo galay Aqalka…
Waxaa mar kaliy maanta ka bilaabanaya magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhaba doorashada xildhibaanada Aqalka hoore ee Baarlamaanka.
