Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa aqoonsaday Baarlamaanka Jubba oo hore Baarlamaanka Soomaaliya sharci darro uga dhigay, kadib…
Browsing: Kismaayo
Maamulka Jubba ee uu hogaaminayo Axmed Madoobe ayaa ku guuleystay marti gelin shirka madasha Qaran ee madaxda dalka oo maanta…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose kadib…
Shirkii Madashada Wadatashiga Qaran ee Magaalada Kismaayo ayaa mar kale dib u dhac ku yimid, kadib markii la sheegay inuusan…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa gaaray Magaalada Kismaayo oo la filayo inuu beri ka furmo shirka Madasha Wadatashiga…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Tedros Adhanom ayaa madaxda Soomaalida uga hor maray magaalada Kismaayo isagoo ka mid ahaa wafdi saaka tegay…
Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamulada dalka ayaa ku sii qulqulaya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda hoose halkaasoo shirar…
Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe ayaa maanta xariga ka jaray guriga qruux badan oo nooca martida iyo shirarka loogu talogalay oo…
Waxaa maanta magaalada Kismaayo gaaray qeybtii labaad ee ciidamo Itoobiyaan ah oo qeyb ka ah ciidamada dhowaan la geynayo magaalada…
Madaxweynaha Maamul goboleedka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa lagu tirtirsiiyay inuusan ka qeyb gelin shirka madasha Qaran ee qaabka doorashada dalka…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa maanta ka dhoofay magaalada Kismaayo isagoo ku sii jeeda magaalada Addis…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo aya asheegaya in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) la filayo inuu maanta ku…
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Maxamed Aaden Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta mar kale gaaray magaalada Kismaayo ee…
Waxaa magaalada Kismaayo lagu xiray afar askari oo la sheegay inay ka damabeeyeen weerar khaasare dhaliyay oo 19-kii bishaan lagu…
Xaalada magaalada Kismaayo ayaa la sheegaya inay weli ka jirto xiisad beeleed oo ka dhex taagan Beesha uu ka soo…
Taliyaha guud ee Ciidamada AMISOM Gen. Jonathan Rono oo ay la socdaal saraakiil Itoobiyaan ah oo shalay tegay magaalada Kismaayo ayaa…
Ciidamada AMISOM ee ka socda Kenya kuna sugan dekadda magaalada Kismaayo ayaa gacanta ku soo dhigay Markab la sheegay in maalmihii…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa dib ugu laabanaya magaalada Kismaayo ee xarunta maamulkiisa kadib markii ay xiisad…
Siyaasiinta iyo odayaasha dhaqanka Beesha SADE ee taabacan maamulka Axmed Madoobe ee Jubba ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Kismaayo…
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Sareeye Gaas Maxamed Aadan Axmed oo ay waheliyaan saraakiil kale oo wehliya ayaa maanta kormeeray xeryaha ciidamada…
