Waxaa socda qorshe cusub oo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ku doonayo inuu ku wajaho Maamulka Jubbaland.
Browsing: Kismaayo
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay maareeyihii hore ee Dekada Kismaayo, Cawil Cali Barre (Cawil…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka hadlay go’aankii dowlada Federaalka ku gaartay in Doorasho lagu socdo oo aan…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Qarax gaari uu caawa ka dhacay xaafad ka tirsan magaalada Kismaayo.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi caawa lagu dilay nin dhaqtar ahaa, kadib markii ay weerarreen koox…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar Bam oo xalay lagu qaaday Guriga Wasiirka Wasiirka Degaanka iyo Dalxiiska ee Jubbaland,…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Nin hubeysna uu halkaasi uu ku dilay Ganacsade caan ah oo maamula…
Waxaa magaalada Kismaayo lagu soo bandhigay laba haween ah oo wiil yar oo 2 sano jir ah ka xaday xaafadda…
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa maanta xukun Dil Toogasho ah ah ku ridday Deeqoow Caliyow Kuusow (Muhaajir)…
Ciidamada Nabadsugidda magaalada Kismaayo ayaa soo bandhigay 3 nin oo la sheegay inay ka mid yihiin Alshabaab oo qaabilsanaa inay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo xalay lagu qaaday goob ay ciidamada amniga ku…
Waxaa maanta magaalada Kismaayo lagu aasay Allaha u naxariistee Gudoomiyahii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubaland Shaafi Raabi Kaahin iyo wiil…
Madaxweynaha Jubaland xmed Maxamed Islaam oo degdeg ugu laabtay magaalada Kismaayo, kadib geeridii guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland oo u dhintay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf…
Ardaygii kaalinta 22-aad ka galay Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada sare ayaa ku geeriyooday magaalada Kismaayo, sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada,…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inGudoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubaland Shaafi Raabi Kaahin uu geeriyooday.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxa duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Kismaayo, iyadoo lala beegsaday mas’uul sare.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax weyn uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada daraawiishta Jubbaland iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay saaka dagaal la’aan la…
Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay inay Berri oo ah Sabti 23-ka May 2020 ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal,…
