Ugaaska Beesha Cawlyahan Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane ayaa si weyn uga hor yimid qorshaha Axmed Madoobe ku doonayo…
Browsing: Kismaayo
Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ayaa markii ugu horeysay kashifay hanjabaadda lagu hayo iyo halista…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay inuu ka danbeeyay Askari ka tirsan…
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa War kasoo saaray Geerida Suldaanka Beesha Gaaljecel Suldaan Rashiid Suldaan Cumar Durre (Suldaan…
Suldaanka Beesha Gaaljecel ee Jubbooyinka Sudaan C/rashiid Muuse Durre ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Kismaayo, kadib…
Wararka Laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in caawa koox Dabley ah ay weerar ku qaadeen Nabadoon ka mida odayaasha…
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa shaaciyey sababta uu uga baaqday safar la…
Warrka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegay in madaxweynaha maamulka Jubbaland uu ciidamo cusub ku wareejiyay amniga magaalada Kismaayo.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulkaasi ku casuumay kulan Guddiga qabanqaabinayo oo ka dhacaya magaalada…
Mid ka mida odayaasha dhaqanka beelaha Jubbooyinka ayaa laga soo masaafuriyey magaalada Kismaayo, kadib markii ciidamada Amniga maamulka Axmed Madoobe…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa markii saddexaad isu soo taagay xilka maamulkaasi oo uu hoggaaminayey intii uu…
Xarakada Alshabaab ayaa goor dhoweyd shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo hoggaaamiyaha weerarkii lagu qaaday Hotelka Cas-casey ee magaalada…
Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa war kasoo saaray geerida Saxafiyadii caanka ahayd ee Hodon Naaleeye oo heysatay dhalashada…
Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira, ayaaambaareeyay weerarkii shalay gelinkii dambe Al-Shabaab ku qaaday Hotel…
Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa deggan kadib weerarkii hotelka Cas-casey ay ku qaadeen maleeshiyo Alshabaab oo qasaare weyn dhaliyey.
Waxaa soo baxay muuqaalladii ugu horeeyay ee Hoteelka Cascasey, magaalada Kismaayo, kasoo aty weerar culus ku qaadeen maleeshiyo ka tirsan…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo faafhaahin ka bixiyey weerarkii Alshabaab ku qaaday Hotelka Medina (ex. Cascasey) ee magaalada Kismaayo…
Ciidamda Amiga magaalada Kismaayoa ayaa soo afjaray weerarkii Qaraxa iyo tooska ahaa ee maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ku qaadeen Hotelka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa war kasoo saaray weerarka lagu qaaday Hotelka Cascasey ee magaalada Kismaayo.
Ciidamada Amniga ayaa weli la tacaalaya dableyda Alshabaab weerarka ku gashay Hotelka Cas-casey ee bartamaha magaalad Kismaayo.
