Browsing: KM4
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay caasimadda, gaar ahaan agagaarka Km4.
Taliska Ciidamada Booliska Somalia ayaa sheegay inay ka hortageen Qarax Gaari isku dayey inuu xoog ku maro barta koontaroolka KM4…
Taliska ciidamada Booliska ayaa shaaciyey in la qabay Darawalkii waday gaarigii labaad ku qarxay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska KM…
Wararkii ugu danbeeyay qarixii Gaari ee caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gar ahaan Igoyska KM 4 ayaa la sheegay inuu…
Maamulka G/Banaadir ayaa caawa bilaabay burburinta Jardiinooyinka danta Guud ee Gobolka Banaadir, iyadoo laga bilaabay Jardiinada Aargada KM4 oo ahayd…
Taliska ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa war kooban oo ay ka soo saareen shilkii ka dhacay Koontaroolka ciidamada NISA…
Waxaa maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ehelada askari ka tirsan ciidamada NISA ee dowladda Soomaaliya oo xalay ay toogasho…
Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa War ay kas oo saareen shilkii naxdinta lahaa ee Gaari ka mida kuwa…
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ayaa sheegay inay wadaan qorshe ballaaran oo lagu soo celinayo, laguna dayactirayo taallooyinkii taariikhiga ahaa iyo goobihii…
Waxaa caawa dib loo furay Taalada isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, kadib markii muddo ay u xirneyd dayactir.
Waxaa 24-kii saac ee ugu danbeeyay aad loo hadal hayay shirkad lagu magacaabo Sahal Hospitality Services, oo bilowday in Basas lagu qaado…
