Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed ayaa xalay shaaciyey 11 kursi oo doorashadooda ka dhaceyso magaalada Baydhaba, xilli Muqdisho laga qabaqaabinayo shirka…
Browsing: Koonfur Galbeed
Iyadoo magaalada Baydhaba ay ka socoto diyaar garowga caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Maamulka K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa waxaa…
Xildhibaano sheegay inay wadaan qorshe ay ku bedelayaan hoggaanka maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa la safatay Isbaheysiga Sacuudiga & Imaaraadka ee ka horjeeda dalka Qatar xiisadda ka taagan…
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay inuu ku biiriyo dagaalka ka socda Gobolka Bakool ee u dhaxeeya ciidamada Alshabaab iyo…
Maamulka Koofur Galbeed ayaa si cad ula saftay mid ka mida beelaha ku dagaalmaya Gobolka Shabeellaha Hoose.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inay halkaasi ka socoto qabanqaabada xaflad lagu shaacinayo golaha wasiirada cusub ee…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in shirkadaha diyaaradaha ee tegi jiray magaalada Baydhaba.
Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa xukun dil ah ku riday 5 nin oo dhawaan lagu qabtay Boosaaso.
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa beeniyay in madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maamulkaasi u magacaabayo Ra’iisal wasaare.
Guddoomiyihii hore ee Degmada Marka Maxamed Cismaan Yariisow ayaa lagu eedeeyay inuu lunsaday lacagtii loogu talogalay gargaarka abaaraha degmada Marka.
Wararka laga helayo Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in mas’uuliyiin ka tirsanaa Guddiga Gurmadka Abaaraha ee…
Wasiirka diinta iyo awqaafta maamulka Koonfur Kalbeed Macalin Axmed Maxamed ee shalay xilka laga qaaday ayaa jawaab kulul u diray…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilkii ka qaaday wasiir ka mida Golihiisa Wasiirada.
Waxgarada iyo siyaasiyiin kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay madaxweynaha maamulkaasi…
Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa si weyn u cambaareeyay madaxweynaha maamulkaasi, isagoo dalbaday in laga saaro…
Iyadoo ay soo afjaray doorashada ku dhowaad kala bar xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la helay faahfaahin ku saabsan…
Xog laga helayo magaalada Baydhaba ee xarunta maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegaya in maamulkaasi uu dhowaan yeelanayo…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan dadkii ciidamada Itoobiyaanka ku xasuuqeen degaanka Aw-diinle
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee uu hogaamiyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku dhawaaqay inuu bilaabayo canshuur toos ah oo…
