Weerar xalay Maleeshiyada Alshabaab ku qaaday jasiirada Kudhaa ee Gobolka J/Hoose ayaa la sheegay in lagu qabtay, kadibna lagu dilay…
Weerar xalay Maleeshiyada Alshabaab ku qaaday jasiirada Kudhaa ee Gobolka J/Hoose ayaa la sheegay in lagu qabtay, kadibna lagu dilay…
Kalluumeysato u kala dhalatay dalalka Pakistan iyo Iiraan oo lagu qabtay xeebaha Jubbada Hoose ayaa lagu xiray magaalada Kismaayo.
Sarkaal ka tirsanaa kooxda Alshabaab ayaa la sheegay in lagu dilay dagaal ka dhacay degaanka Kudhaa ee Gobolka Jubadda Hoose.