Ciidamda AMISOM ee ka socda dalka Burudi ayaa gebi ahaan isaga guuray xarunta kulliyadda Ciidamada Jaalle siyaad ee magaalada Muqdisho…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in dib loo howlgelin doono Kulliyadii Jaalle Siyaad ee Ciidamada magaalada Muqdisho.