Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab ay la wareegeen xarunta degmada Kuntuwaarey.