Browsing: Labada Aqal
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhoweyd shaaciyey in kulan wadajir ah oo labda Aqal ay cod ugu…
Kulan lagu soo gunaanaday khilaafkii u dhaxeeyay labada guddoon ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia.
Guddoomiyeyasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh iyo Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa magaacabay guddi wadajir ah oo…
Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ku dhawaaqay inay maanta yeelanayaan kulan wadajir ah oo aan hore loo arag, kaasoo…
Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa socdaal wadajir ah ku jooga dalka Jabuuti, waxayna maanta Qasriga madaxtoyada magaalada Djibouti…
Kulan lagu waday inuu Sabtidii shalay ay isugu yimaadaan labada aqal ee Baarlamaanka oo uu khudbad ka jeedin lahaa Madaxweyne…
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa qoraal yaab leh oo faragelin ku ah Baarlamaanka Soomaaliya…
Waxaa maanta markii ugu horeysay kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho laba aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan weyn oo casho iyo miyuusik isugu jira isugu yimid magaalada Muqdisho.
