Browsing: London Somali Conference
Dalalka IGAD oo intooda badan saameyn ku leh xaaladda Soomaaliya ayaan u dhammeyn shirka London ee arrimaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaaciyay in dowladiisu ay dhisi doonto hay’ad la magac baxday Qurbe-joogta Qaranka.
Magaalada London ayaa ku jira diyaargarowgii ugu danbeysay ee marti gelinta shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya oo berrito ka…
Wasiirkii hore ee Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa xil kumeelgaara loo magacaabay.
