Dab wayn ayaa qabsaday dhisme ku yaalla magaalada London, iyadoo laga cabsi qabo inuu gebi ahaan burburro.
Browsing: London
Laba ka mida raggii ka dambeeyay weerarkii gaariga iyo Mindiyaha loo adeegsaday ee Sabtidii ka dhacay magaalada London ayaa la shaaciyay…
Booliska magaalada London ayaa waxa ay sheegeen in ay rumaysan yihiin in lix qof ay ku dhinteen in ka badan…
Waxaa soo baxay warar sheegaya in madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni uu shirkii London ee arrimaha Soomaaliya ku cambaareeyay madaxweynaha Soomaaliya…
Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa xilligan ka hadlaya shirka arrimaha Soomaaliya ee ka socda magaalada London.
AKHRISO Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ee Xafladii London
Howlihii dowladda Federaalka ayaa isu bedelay diyaar garow shirka London ee arrimaha Soomaaliya ee 11-ka May dhacaya.
Haweeney muslim ah aya maxkamad ku taalla dalka Ingiriiska loo soo taagay kiis ku saabsan inay fal galmo ah la…
Booliska Ingiriiska ayaa shaaciyay sawirrada ninkii geystay weerarkii London ee xarunta Baarlamaanka UK oo lagu dilay 5 qof, 20 kalena lagu…
Booliska Ingiriiska ayaa shaaciyay magaca ninkii fuliyay weerarkii shalay lagu qaaday xarunta Baarlamaanka ee Westminster.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in rasaas toogasho ah ay dhacday bannaanka dhismaha Baarlamaanka ingiriiska ee Palace of Westminster.
Magaalada London waxaa lagusoo bandhigay Muuqaal laga sameeyay Shumac adag adag oo si weyn loogu ekeysiiyay Donald Trump, Madaxweynaha 45-aad…
Duqa magaalada London Sadiq Khan ayaa si weyn u hambalyeeyay,isla markaana u taageeray orodyahanka Mo Farah,
Wiil Soomaali ah oo weerar loo adeegsaday Mindi ku qaaday dad kala duwan oo ku sugnaa barxaddaa Rusell Square ee…
Waxaa la shaaciyay sawirkii ugu horeeyay helay wiilkii asalkiisu Soomaaliga ahaa ee geystay weerarkii habeen hore ka dhacay magaalada Londo ee…
Wiilkii Soomaaliga asalkiisu ka soo jeeday dalak Norway, kana danbeeyay weerarkii xalay saqdii dhexe lagu dilay haweeney Mareykan ah laguna dhaawacay…
Wiil 19 sano jir ah oo xalay weerar Mindi loo adeegsaday ku qaaday xarunta Russel ee magaalada London ayaa noqday…
Duqa cusub ee magaalada London Sadiq Khan oo ah Muslim kasoo jeeda dalka Pakistan ayaa markii ugu horeysay Soonka bisha…
