Dagaal ka dhashay bannaanbax ay dhigayeen taageerayaasha ururka Xisbulaah iyo Dhaqdhaqaaqa Amal ayaa ka socda caasimada dalka Lubnaan ee Beirut.