War kasoo baxay Booliska Maamul Goboleedka Galmudug ayaa looga digay madaxdii hore ee kooxda Ahlu Suna inay joojiyaan abaabulka ciidan…
Browsing: Macalin Maxamuud
Madaxdii Ahlu-suna ee Gobollada Dhexe ayaa dib ugu laabtay Gobolka Galgaduud, kadib markii ay muddo sanad iyo bar ku dhowaad…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxdii ugu danbeysay Ahlu suna ee ku sugneyd magaalada Dhuusamareeb ay gaareen…
Hoggaamiyaha Ahlu suna ee siyaasadda ka fariistay Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa loo ogolaaday inuu dibadda u dhoofo, kadib kulan…
Hoggaamiyaha Ahlu suna Macalin Maxamud Sh. Xasan ayaa markii ugu horeysay la hadlay saxaafadda kadib markii lasoo gabagabeeyay dagaalkii xaruntooda…
Madaxda Ahlu suna ayaa dadaal badan u galay inay ka baxaan xarunta INJI ee dagaalku ka dhacay, iyagoo dalbaday in…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay gudaha u galeen xarunta INJI ee fadhiga u ahayd…
Hoggaamiyaha Ahlu suna ee Gobollada Dhexe Macalim Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa aamusnaantii ka baxay isagoo sheegay in Ahlu suna…
Dowladda Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku dooneyso inay dhammaan la wareegto maleeshiyada Ahlu Suna ee daacadda u ah hoggaamiyaha…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa kulan gaara maanta la yeeshay Hoggaamiyaha Ahlu…
Dowladda Somalia ayaa go’aansatay in ciidamo Itoobiyaan ah oo ka mida AMISOM la geeyo Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kadib…
Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in is-faham uu dhex maray wasiirada xukuumadda Somalia ee ku…
Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Somalia Cabdi Maxamed Sabriye ayaa markii ugu horeyay soo banhigay heshiis aan hore loo…
Wararka laga helayo Magalada dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in hoggaamiyaha Ahlu suna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax…
Kooxda Ahlu-Sunna ee uu hoggaamiyo Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa War- Cad kasoo saartay xaalada magaalada magaalada Dhuusamareeb iyo…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in saaka dowladda Somalia ay magaaladaasi u dirtay diyaarado sida ciidamo, hub iyo…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in madaxda iyo saraakiisha Ahlu suna ay isaga baxeen magaalada.…
Madaxweynaha Xilka sii haya ee Galmudug ayaa soo saaray wareegto uu xilka uga qaaday Wasiir ka tirsan Xukuumadda Galmudug oo…
Hoggaamiyaha Ahlu suna ayaa qoraal uu kasoo saaray magaalada Dhuusamareeb wuxuu si cad uga hor yimid qorshaha ay dowladda Somalia…
Xaaladda magaalada Dhuusamareeb ayaa kacsan, kadib markii ciidamo ka amar qaata hoggaamiyaha Ahlu suna Macalin Maxamuud oo ka tegay degaanka…
