Weerarro dhaliyey qasaare isugu jira dhimaho iyo dhaawac ayaa maanta hareeyay xarunta maamulka Hirshabelle ee magaalada Jowhar iyo duleedkeeda, markii…
Browsing: Macawisley
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal maanta degaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho ku dhex maray maleeshiyada degaankaasi ee Macawisleyda…
Wararka lagahelayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu dhex maray ciidamo Itoobiyaan ah oo kasoo gadooday Gobolka Bakool…
Kooxda Macaawisley ee dagaalka kula jirta Al-shabaab ayaa sheegtay inay weerar ku qaadeen degaanka Luuq Jeelow ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo…
Maleeshiyada is abaabushay ee Gobolka Hiiraan ee loo yaqaan Macawisleyda ayaa degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan dagaal kula galay Alshabaab,…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in horjoogihii AlShabaab u qaabilsanaa degmadda Cadalle ee Gobolka Sh/dhexe lagu dilay weerar…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Alshabaab iyo kooxda la baxday Macaawisleyda ee maleeshiyada degaanka ay ku…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen tuulada Ceel Muluq ee ka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in tuullooyin ka tirsan gobolka ay dagaallo ku dhex mareen kooxda la baxday…
Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay taageero siinayaan shacabka billaabay kacdoonka iyo dagaalka ay isaga xoreynayaan kooxda Al-shabaab.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus uu dhex maray koox shacab ah oo dagaal kula jirtay…
Qeybaha Bulshada deegaanada Guulane, Koosar, Nuur Dugle iyo Masaajid Cali Gaduud oo hoostaga degmooyinka Aadan-yabaal iyo Cadale ee ka tirsan…
