Browsing: Madasha Qaran
Isbaheysiyada xisbiyada Mucaaradka ee kala ah Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Somalia, Xisbiga Wadajir ee uu…
Mdasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxeynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud aaa War kasoo…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada dadban ee heer Federaal ayaa kashifay muran ka dhex taagan madaxda madasha Qaran iyo beesha caalamka.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa bar twitterka uu ku leeyahay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo la sheegay inay…
Madasha Qaran ee madaxda dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada ayaa ku dhex dhacday shirqool siyaasadeed oo uu dhaliyay go’aankii ugu…
Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida ayaa war cusub oo ka soo saartay xubnaha ay ku kordhisay Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Madasha Qaran ayaa go’aan cusub ka so saartay kuraasta muranku ka taagnaa ee ay laaleen Guddiga xalinta khilaafaadaka Doorashooyinka.
Shirkii Madasha Qaran ee ku soo dhammaaday Muqdisho xalay saqdii dhexe ayaa laga soo saaray go’aan dib loogu laabanayo kuraastii…
Shirkii ugu dheeraa Madaxda madasha Qaran ee Muqdisho ka furmay 15-kii bishan Disembar ayaan weli soo idlaan iyadoo mugdi badan…
Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo madaxda Madasha Qaran ayaa isku heysta Shahaado siinta 11 xildhibaan oo ay laaleen Guddiga xalinta khilaafaadka…
Wararka laga helayo Shirka Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida uga socday magaalada Muqdisho ayaa lagu gaaray Qodobo hordhac ah.
Shirkii madaxda Madasha Qaran ee lagu waday inuu Muqdisho ka furmo ayaa qabsoomi waayay iyadoo aan wax sabab ah la…
Madaxweynaha Soomaaliya ee xilka sii haya ayaa baaq kale kasoo saaray xiisada colaadeed ee ka taagan magaalada Gaalakcyo ee Gobolka…
