Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ogolaaday dhismaha Gole loogu magac daray “Golaha Amniga Qaranka”.
Browsing: Madaxda maamulada
Madaxda maamul Goboleedyada ayaa caawa xaalad aanay fileyn ka qabsatay xaflad soo dhoweyn ah oo hordhac shirka London lagu maamuusayo,…
Madaxweynaha maamulka Ahnlu suna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa markii ugu horeysay la kulmay madaxda maamul goboleedyada dalka.
Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlado Goboleedyada ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho
Shirkii dowladda federaalka iyo maamulada xubnaha ka ah, oo ka socday magaaladda Muqdisho ayaa arirmo muhiim ah looga hadlay.
Shirkii ugu horeeyay ee maamul Goboleedyada iyo madaxda dowladda Federaalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho.
Dowladda Ingiriiska ayaa si toos ah ugala hadleysa madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya arrimaha shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya, kana…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in kulamo hordhac ah oo xal loogu raadinayo khilaafaadka ka dhex jira maamulada dalka uu ka…
Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulada gobolada dalka ayaa shir hordhac ah uga socdaa xarunta madaxtooyada Villa Somaliya ee magaalada…
