Browsing: madaxda
Shirkii Wadatashiga Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Dhuusamareeb.
Shirkii wadatashiga arrimaha Doorashada ee dhammeystirka Heshiiskii Dhuusamareeb III ayaa duhurnimadii maanta ka furmay xarunta Madaxtooyada Villa Somalia.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka dib u eegista dastuurka oo xalay lagu qabtay…
Shirkii dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ee Amniga Soomaaliya oo muddo laba maalmood ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa goor…
Shirkii ku dhammaaday Muqdisho waxaa laga soo saaray war saxaafadeed ka koobnaa lix qodob oo ay ku heshiiyeen hoggaamiyayaasha maamul…
Shirkii madaxda maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka ayaa lagu wadaa in maanta lagu soo gabagabeeyo magaalada Muqdisho.
Madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shir degeg ah ugu yeeray Madaxda maamul goboleedyada.
Madaxda dowlada Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynaha Puntland oo ay wehliyaan siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin fara badan ayaa boqolaal dadweyne ah kula…
