Madaxweynaha Soomaaliya ayaa cambaareyn uu la soo daahay goor dhoweyd ka soo saaray weeraradii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Browsing: Madaxweynaha
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay in sida madaxdii xilka uga horeysay haddii uu xilka ka dego aanu…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku sii jeeda dalka Itoobiya, halkaasoo uu uga qeyb galayo shirka madaxda dalalka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagey…
Caruur ka mida agoonta magaalada Muqdisho ayaa heer hees qiiro leh ka hor qaaday Madaxweyanaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo…
Asalaamu Caleykum wa Raxmatullahi wa Barakaatuhu. Walaalaha Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah waxaan leeyahay Ramadaan Kariim. Fadliga bisha Ramadaan, oo aan…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa odayaasha dhaqanka ee soo xulaya xildhibaanada Baarlamaanka u jeediyay dardaaran ku saabsan inay door muuqda siiyaan haweenka…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal aan la shaacin oo qarsoodi ah ku jooga dalka Jarmalka, halkaasoo uu gaaray…
Madaxweynaha: ‘’Jabka xooggan ee loo geystey Al Shabaab waa guul u soo hoyatey shacabka Soomaaliyeed ee nabadda jecel’’ Muqdisho, 9…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa siyaabo kala duwan u soo saaray warar…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan la yeeshay Qaar ka mida saxafiyiinta Soomaaliyeed oo ay hogaaminayeen…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu hanjabay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inuu kala dirayo haddii aysan aqbalin in sid auu…
Wafdi ka socda dowladda Mareykanka oo Muqdisho tegay ayaa la sheegay inay farriin adag soo gaarsiiyeen madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha…
Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya waxaa garoonka caalamiga ah ee Khartoum ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Albashiir, wasiiro iyo saraakiil…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in dib u dhac ku yimid heshiis lagu waday in maanta lagu saxiixo…
Madaxtooyada Soomaaliya, wasaaradda Warfaafinta iyo kooxda madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Warfaafinta ayay ku qaadatay inay war ka sameeyaan oo ay…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay maanta magaalada Beled Weyne kaga dhawaaqeen…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in iskaashi…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula yeeshay xarunta madaxtooyada Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira, kulankaasi looga…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku tilmaamay inay shahiidnimo ku dhinteen askartii ka tirsaneyd ciidamada nabadsugidda Qaranka ee hor…