Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si lama filaan ah u tegay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya, halkaasoo kulan toddobaadle…
Browsing: Madaxweynaha
Muqdisho 23, December 2015- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka koobanaa labadda…
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan xukuumadda iyo baarlamaanka ayaa socdaal shaqo ku jooga magaalada Beledweyne ee…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay halka ay marayaan shirarka…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar kale ugu baxay dibadda isagoo mar kale ka degay…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ku tartamaya safarrada dibadda, iyadoo…
Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa halkaasi caawa kulan kula yeeshay madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaqiijiyay in dadkii la socday diyaaradii dhowaan ku dhacday duleedka degmada Afgooye ee gobolka…
Hogaamiyayaasha in kabadan 50 dal oo Afrikaan ah ayaa ka qayb galaya shirweynaha Hindiya iyo Afrika oo lagu hormarinayo Ganacsiga iyo xiriirka…
Madaxweynaha Soomaaliya XasanSheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa maanta ka dhoofay magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga kadib socdaal rasmi ah…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sirasmi ah u furay kalfadhgii 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana xafladda furitaanka…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa gaarey magaalada New York ee dalka Mareykanka, kadib socdaal beri ku…
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo taageersan madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka digay go’aanka uu madaxweynaha ku wakiishay Ra’iisal wasaare…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu kasoo laabtay socdaalkiisii dalka Talyaaniga, halkaasoo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu soo dhameystay booqasho laba…
Dhaxal-sugaha Abu Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta Sheekh iyo Taliye kuxigeenka ciidamada qalabka sida Maxamed Bin Zayid Aala-nahyaan ayaa madaxtooyada…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday Bandhigga Caalamiga ee Buugaagta ee ka socda magaalada Muqdisho isagoo ka qeyb…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shaly socdaal kooban ku tagey Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, ayaa sheegay in…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wajahan degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo dhowaan dib looga qabsaday maleeshiyada Alshabaab. Socdaalka…